Agile and Scrum Masterclass Get link Facebook X Pinterest Email Other Apps April 14, 2022 Click Below the Button And Get It Know .....https://www.digistore24.com/redir/341681/Abdulati22/ Get link Facebook X Pinterest Email Other Apps Comments
September 20, 2017 Magacayda Gaar Ka Mid Ah Daruuraha: B arbarda : Daruur biyeysan oo cirka badankisa qarisa. bariggo'an : Daruur weyn, biyo aan lahayn oo aan daruur kale ka hooseyn caad : daruur meel sare ka muuqata caddaato : Daruur waqti galabnimo ah biyo yar sii daysay coolli : Daruur cufan oo ay biyo ka buuxaan daruur : waa magaceda guud daruur buureed : waa daruurta buuraha dhaadheer xagooda sare ku samaysanta dhool : wa fooda cad ama inta hore ee daruurta da'ysa dulka-hoor : wa daruurta qofka dushiisa ku da'da fad : wa daruurta yar garab : wa daruurdaha is haysta oo da'aya geeldooje : daruuraha madmadow ee muuqda marka roob badan da'ayo gibillo : waa daruuro badan oo biyaysan gulungulco : daruur cufan oo biya sidda guulaamo : Daruuro waaweyn oo biyeysan, madow oo cirka maaxa heego : wa daruurta aan wali di'in ee ka sii saraysa daruuraha da'aya hogol : waa daruur curatay hoosaas : waa daruurta mukul : D... Read more
September 20, 2017 Qaybaha maansada suugaanta:- Hadalka soomalidu ku hadasho wuxu ka koobanyahay 75% soomali caadi ah, 24% afcarabi, 1% waa luuqada kale. hadaba markaan afsoomaliga ka hadalno hadalku wuxu u qaybsamaa labo qaybood oo kala ah 1.Tix 2.Tiraab Tix: waa qaybta hadalka ugu saraysa uguna qiimaha badan, waa duxda ama iidaanka hadalka macaaneeya ama qurxiya. Hadaan si kale u sheegno waa suugaanta afka. Tixdu waxay u kala baxdaa 1.Maanso 2.Maahmaahyo Maanso : maansadu waa hal-abuur, kaas oo bulshada qaar uun ka yimaada. Maansadu waxay leedahay habdhac iyo qaafiyad iyada u gaar ah. Waxay u qaybsantaa; . Gabay . Geeraar . Jiifto . Mansafo . Buraanbur . Guurow . Shirib . Saar . Salsal . Waglo Gabay:- maansada marka laga hadlayo gabayga ayaa ugu horeeya, maansada qaybeheeda kalena gabayga ayay ka farcamaan. Gabaygu waa hal-abuurkii ugu horeeyay ee ay su... Read more
Comments
Post a Comment